Sawirro: Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Ambassador Donald Y. Yamamoto.

01 Sept 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Safiirka Dowladda Mareykanka ee Soomaaliya Ambassador Donald Y. Yamamoto.

Kulankan oo Madaxweynaha iyo safiirka ayaa diirada lagu saaray Arimaha Doorashooyinka 2020/2021 waxaana la isku raacay in laga wada shaqeeyo sidii Doorasho heshiis lagu yahay ay uga dhici lahayd dalka.

Deni ayaa Dowlada Maraykanka uga mahadceliyay tageerada joogtada ah ee Soomaaliya iyo gaar ahaan Puntland ka siiso dagaalka ka dhanka ah Argagixisada.


Puntlandes.com

About The Author