Sawirro: Madaxweyne Deni oo ka qeybgalaya Shirka Dowladda Federaalka ah. Dowladdaha Xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir

13 Sept 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa ka qeybgalaya Shirka Dowladda Federaalka ah iyo Dowladdaha Xubnaha ka ah iyo Maamulka Gobolka Banaadir oo hadda ka furmay xarunta Madaxtooyada Soomaaliya.

Madaxweyne Deni ayaa kala hadlaya Madaxda DFS iyo Dowladdaha xubnaha ka ah Dowladda Federaalka, inay dalka ka dhacdo Doorasho la isla ogolyahay oo wakhtigeeda ku dhacda.



Puntlandes.com

About The Author