Sawirro: Madaxweyne Axmed Madoobe oo kulan talo wadaag ah la qaatay Madaxweynahii hore Somalia

15 Sept 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa kulan talo wadaag ah la qaatay Madaxweynahii hore ee JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud.

Madaxweynaha oo hoyigiisa ku booqday Madaxweynahii hore Dalka ayaa kulankan waxaa ay kaga wada hadleen labada Masuul Arimaha Doorashooyinka iyo wakhtiga kala guurka ah.


Puntlandes.com

About The Author