Sawirro: Madaxweeyne Qoorqoor oo Booqasho ku tagay Aqalka Sare

15 Sept 2020 (Puntlandes) Guddiga Joogtada Aqalka Sare ayaa kulan laqaadanayo Madaxweeynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye oo Booqasho ku tagay  Aqalka Sare Ee BFS.
Madaxeynaha Galmudug oo ay la socdaan Wafdi ay kamid yihiin Xubno Baarlamaanka DG,Wasiiro DG Galmudug ayaa Guddiga Joogtada Golaha Aqalka Sare ka hor-jeedinaayo haatan warbixin.

Guddomiyaha Aqalka Sare ee BFS ayaa ka hor jeediyay warbixin asaga oo ku soo dhaweeyay Madaxweeynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye asaga oo warbixin kahor jeediyay haatan Guddiga Joogtada Aqalka Sare -BFS.


Puntlandes.com

About The Author