Golaha deegaanka Degmada Galdogob oo la shaaciyey, lana dhaariyey

20 Sept 2020 (Puntlandes) Gudiga soo xulista iyo dhismaha Golaha deegaanka Degmada Galdogob ayaa soo saaray Liiska magacyada Xubnaha Golaha deegaanka Degmada Galdogob, kuwaas oo ka kooban 27 xubnood.

Munaasibad lagu Dhaariyey Xubnaha Golaha deegaanka Degmada Galdogob ayaa waxaa Goob joog ahaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federalka iyo Dimuqraadiyeynta Puntland Maxamed Dhabancad oo ay Wehliyaan xubnaha Guddiga Dhismaha Golaha deegaanka Degmada Galdogob.


Puntlandes.com

About The Author