Madaxweyne Farmaajo oo codsi u diray Baarlamaanka labada Aqal uu uga codsady ansixinta hesihiska

26 Sept 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa codsi u diray labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, isagoo ka dalbaday inay ansixiyaan heshiiska siyaasadeed ee doorashada uu la gaaray Madaxda dawlad Goboleedyada.

Warqad uu Madaxweynaha ayaa loo qeybiyay Xildhibaannada Labada Aqal, waxaana uu ka dalbaday inay ansixiyaan heshiiskaas.

Puntlandes.com

 

 

About The Author