Sawirro-muuqaal: Madaxweyne Lafta Gareen oo xildhibaanada laga soo doorto Koonfur Galbeed u jeediyey khudbad taabanayso dhinacyo badan

29 Sept 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta Gareen ayaa ka qeybgalay Munaasabad isugu jirtay Cashasharaf iyo Isxog wareysi Gudoomiyaha Gplaha Shacabka ee Barlamanka Federaalka Soomaaliya u sameyey Labada aqal ee Barlamanka Federaalka Soomaaliya Deegaan doorashadooda ay tahay Koonfur Galbeed.

Madaxweyne Lafta Gareen ayaa Khudbad dhinacyo badan taabaneysa ka jeediyey Munaasabada, taas oo uu ka dalbaday Xildhibaanada labada Aqal inay is cafiyaan isagana cafiyaan.



Puntlandes.com

About The Author