Sawirro: Wafdigii Isimada ee hogaaminayey Boqor Burhaan oo si diiran loogu soo deegaan Garacad ee gobalka Mudug. 

30 Sept 2020 (Puntlandes) Boqor Burhaan Boqor Muuse, Islaan Bashiir Islaan Cabdulle, Garaad Maxamed Cilmi Shirwac, Amiir Maxamuud Yuusuf Ciise, Fiqi Cabdinaasir Maxamuud Mire, Suldaan Maxamed Suldan Hurre iyo wufdi ballaaran oo ay hoggaaminayaan ayaa gaaray deegaan Garacad ee gobalka Mudug.

Boqorka ayaa inta uu Garacad joogo waxa uu booqan doona mashuuraca wayn ee Garacad kasocda kaasoo ah dhismaha Dekada Garacad, boqashada Garacad ee boqorka marka ay soo dhamaato ayaa la filayaa in boqorku safar ku tago magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug halkaas oo uu mudo kunagan doono.

 


Puntlandes.com

About The Author