Sawirro: Ergeyga Gaarka ah ee Ha’yada Qaxootiga Aduunka (UNCHR) ee Geeska Afrika

30 Sept 2020 (Puntlandes) Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka qeeyb galay kulan Khaas ah ayada oo ay Senataro ku mataleen, kulanan oo ay Baarlamaandu la yesheen Ergeyga Gaarka ah ee Ha’yada Qaxootiga Aduunka (UNCHR) ee Geeska Afrika.
Kulankan ayaa hal ku dhig looga dhigay jawaabaha Baarlamaanku ee Xalalka Barakaca Khasabka ah ee Gobolka IGAD.
Kulanka ooa lagu qabatay Aalada fogaan arraga ah ee Zoomka, yaa waxaa si wada jir ah u soo qabanqaabiyey Hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Qaxootiga (UNHCR), Xarunta Daraasaadka Siyaasadda Yurub (CEPS) iyo Ururka Baarlamaanka Adaduunka(IPU).


Puntlandes.com

About The Author