Sawirro: Dowladda Soomaaliya iyo Talyaaniga heshiis kala saxiixday

Filed under: Wararka maanta |

17 Okt 2020 (Puntlandes) Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa dawladda Talyaaniga la saxiixatay heshiis ku saabsabn mashruuc lagu dhisayo Biyo xireenka Beledweyne.

Mashruucaan ayaa isugu jira dhisme biyoxireen, dayactirka Jiinka iyo kanaalada wabiga, si loo yareeyo khatarta fatahaadda ee wabiga Shabeelle ku sameeyo magaalada Beledweyne iyo beeraleyda ku xeeran.



Puntlandes.com