Sawirro: Masuuliyiin katirsan Dowladda Puntland oo dhigax dhigay dhismaha wado isku xiraysa Dagmooyinka Gaalkacyo iyo Bursaalax

22 Okt 2020 (Puntlandes) Masuuliyiin katirsan Dowladda Puntland oo ay ka mid yihiin gudoomiyaha gobolka Mudug, gudoomiyayaasha degmooyinka Gaalkacyo iyo Bursaalax ayaa dhigax dhigay dhismaha wado isku xiraysa Dagmooyinka Gaalkacyo iyo Bursaalax.

Madaxweynaha dawladda Puntland mudane Siciid Cabdulaahi Deni oo ka jawaabaya codsigii ay Isimada iyo waxgaradka deegaankaasi u gudibiyeen markii uu booqashada ku yimid gobolka Mudug ayaa ku amray hay’adda wadooyinka Puntland inay bilowda shaqadaas taasoo maanta bilaabatay.


Puntlandes.com

About The Author