Akhriso Gudoomiyaha Aqalka Sare oo magacaabay 8dii Xubnood ee Gudiga Degaan Doorashada Xildhibaannada ka soo jeedda Somaliland

21 Nov 2020 (Puntlandes) Gudoomiyaha Aqalka Sare Mudane Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa maanta magacaabay 8dii Xubnood ee Gudiga Degaan Doorashada Xildhibaannada ka soo jeedda Gobolada Waqooyi (Somaliland), isagoo horena u magacaabay Afartii xubnood ee Heer Federal ee Doorashada iyo Khilaafaadka.

Waxaa xusid mudan in madaxda dawladda Federaalku ay dhankooda magacaabeen shaqaalahooda, taageerayaashooda iyo xubno ka tirsan NISA.

Hoos ka akhriso magacaabista gudoomiyaha.


Puntlandes.com

About The Author