Sawirro: Madaxweyne Deni iyo Ra’iisal Wasaarahe Rooble oo kulankii ugu horeeyay ee rasmi ah ku yeeshay xarunta Madaxtooyada ee Garowe

12 Dec 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo Ra’iisal Wasaaraha DFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulankii ugu horeeyay ee rasmi ah ku yeeshay xarunta Madaxtooyada ee Garoowe.

Shirka oo ay ka qeybgaleen Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Wasiirka Arimaha dibadda DFS Mudane Maxamed Cabdirisaaq, ayaa looga hadlaya marxaladda uu dalku marayo gaar ahaan arrimaha Doorashadda.


Puntlandes.com

About The Author