Saworoo: RW Rooble oo Isimada Puntland uga xog warramay xaaladda dalka, ujeeddooyinka safarkiisa Puntland

13 Dec 2020 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta magaalada Garowe kula kulmay odayaasha dhaqanka ee Puntland oo uu uga xog warramay xaaladda dalka, ujeeddooyinka safarkiisa Puntland, isagoo isimmada ka dhageystay warbixin ku saabsan dhaqanka iyo talooyin ku aaddan dowlad dhisidda.


Puntlandes.com

About The Author