Sawirro-muuqaal: Madaxweyne Muse Bixi oo si balaaran loogu soo dhaweeyey Hargeysa, su´aalana laga waydiiyey safarkiisii Nairobi

16 Dec 2020 (Puntlandes) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi iyo wafti ballaarnaa ee uu hoggaaminayey oo safar qaatay muddo saddex cisho ah ugu maqnaa dalka Kenya ayaa galabta dib ugu laabtay Hargaysa.

Madaxweyne Biixi oo warbaahinta kula hadlay gudaha Garoonka Diyaaradaha ayaa faahfaahin ka bixiyey ujeedada safarkaas iyo guulaha Somaliland kasoo hoysay heshiisyadii ay lasoo gashay dalka Kenya, waxaanu madaxweynuhu warbaahinta uga jawaabay su’aalo dhawra o ay ka waydiisay arrimaha safarkaasi gaar ahaan dawladda Federaalka Soomaaliya oo xiriirlkii u jartay dalka Kenya.


About The Author