Sawirro-muuqaal: Madaxweyne Laftagareen oo booqday Degmada Xudur ee Gobolka Bakool

16 Jan 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Degmada Xudur ee Gobolka Bakool isagoona Socdaalkiisa uu yahay ka jawaabida baahiyaha haysta bulshada ku nool Degmada Xudur ee Gobolka Bakool.



Puntlandes.com

About The Author