Daawo sawirrada Madaxweyne Deni oo kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Gobolka Karkaar

Filed under: Wararka maanta |

18 Jan 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Qardho ayaa kulan la qaatay Odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka Gobolka Karkaar.

Kulanka ayaa looga hadlay xaaladda guud ee Gobolka, gaar ahaan nabadgelyada, horumarka iyo deegaanka.


Puntlandes.com