Daawo Video: Taliyaha Dhulka ee CXDS oo faahfaahiyay dagaalkii Baladxaawo kuna sheegay inay horay u ogaayeen in ciidanku isdhiibayo

25 Jan 2021 (Puntlandes) Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Gen Maxamed Tahliil Biixi ayaa shir jaraa’id ku faahfaahiyay dagaalkii ka dhacay magaalada Beledxaawo, kaas oo sida uu sheegay ay ogaayeen Askarta Jubaland kuna balansanaayeen inay isdhiibaan.


Puntlandes.com

About The Author