Akhriso DFS oo ka qaadacday Magacaabista Guddiyada Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubaland ee maamulaya doorashooyinka heer Dowlad Goboleed

28 Jan 2021 (Puntlandes) Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha iyo Federaalka ayaa lagu sheegay in Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha aanay soo gaarin qoraal rasmi ah oo ku saabsan Magacaabista Guddiyada Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ee maamulaya doorashooyinka heer Dowlad Goboleed.


“Wasaaradda Arrimaha Gudaha waxay mar kale ku celineysaa Guddiyada ay shaaciyeen Madaxda dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ay yihiin kuwo baalmarsan hannaank sharciga ee loo maro magacaabista Guddiyada”ayaa lagu yiri War saxaafadeedka.


Puntlandes.com

About The Author