Daawo hadeljeedintii madaxweyne Deni oo sheegay in Farmaajo doonayo inuu dalka ku qabsado awood

22 Feb 2021 (Puntlandes)  Madaxweynaha dawladda Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo madasha furan ee PDRC kula hadlay siyaasiyiinta iyo bulshada qeybaha kala duwan iyo guud ahaan shacabka soomaaliyeed ayaa khudbaddiisa diiradda ku saaray marxalad adag ee uu dalka marayo.


Puntlandes.com

About The Author