Safiirkii hore ee Turkiga oo sheegay in digniinta madaxweynaha dawladda Puntland ay Beesha Caalamka u noqoto baaq baraarug ah

22 Feb 2021 (Puntlandes) Safiirkii hore ee Turkiga u fadhiyey Soomaaliya ayaa sheegay in digniinta madaxweynaha dawladda Puntland ay Beesha Caalamka u noqoto baaq baraarug ah.

Safiirka ayaa qoraal uu Twitterka soo dhigay ku yiri “Afrika uma baahna kaligii taliye kale ama dagaal sokeeye oo dhiig badan ku daato, Beesha Caalamka waa inay dhaqso wax uga qabataa intay goori goor tahay”

Puntlandes.com

About The Author