Maxaabiis ka Baxsatay Xabsiga Weyn ee Garowe

Maxaabiis Alshabaab ah ayaa ka Fikaday Xabsiga weyn ee Garowe Xilli ay
Booqanayeen Saraakiil ka socda Xafiiska UNODC Mr.Alen Cole. Safiirka
Austrelia John Feakes, Maxaabiistaan oo ku Xakunaa Dambiyo kala Duwan
ayaa waxaa ka mid ahaa Xubna Alshabaab ah oo Toogasho ku Xakunnaa iyo
kuwa Xabsiyo Dhaar dheer ku Xakuman.

Baxsashada Maxaabiistaas waxaa Suurta galiyay wakhti Banaanka loososaaray

Si ay Saraakiisha booqanaysay Xabsiga u Arkaan Nolosha Maxaabiista Xabsiga inkastoo Wararka Qaar sheegayaan in Maxaabiista Si ulakac ah loosiidaayay
maadaama ay jirto Mushaar la,aan Dhanka ciidamada ah oo Sanadku dhow
Xabsigaan oo ah mid Si Casri ah loo dhisay ayaan Suurtagal ahayn In
laga fakado maadama horay looga taxadaray waxaana mararka qaar
Maxaabiista lagu siidaaya Gudaha Xabsiga si ay ugu jimicsadaan iyagoo
ku cayaara Banooniga maadama aysan usuurtoobikarin inay ka Fikadaan.
Maxaabiisti Fikatay oo Qaar ka mid ah lagasoo Qaqabtay Xaafad ka mid
ah Magalada Garowe Halka Qaarbadan oo kalena wali lagu Raad joogo ilaa
iyo iminka lamagaranayo Tirada maxaabiista Fakatay maadama wali Lagu
jiro Hawlgal Laamaha Amaanka wali wadaan iskusoo wada duuboo waxay
kusoo beegmaysa Xilli Laamaha Amaanka Puntland Aysan Shaqa wanaagsan
Qaban Arintaan Ayaa Dawladda ku Noqonaysa Dhabarjab Dhanka isku
Halaynta Xabsiyada ah.

Puntlandes.com

About The Author