Sawirro: Madaxweyne Deni oo ka qeybgalaya Kulan Golaha Wadatashiga Qaran uu la leeyahay Wakiilada Beesha Caalamka.

24 Aug 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadda ka qeybgalaya Kulan Golaha Wadatashiga Qaran uu la leeyahay Wakiilada Beesha Caalamka, kaas oo ka dhacay Teendhada Afisyooni.

Kulanka ayaa looga hadlaya taageerada dhaqaale ee Beesha Caalamku kaga qeyb qaadanayso Doorashadda, Golaha ayaa la wadaagay Wakiilada Beesha Caalamka sida ay u socoto howsha Doorashadda iyo muhiimada ay leedahay in la helo dhaqaalihii doorashada loogu talagalay ee aan weli lahelin.

Sidoo kale waxaa kulanka looga hadlay qoondada Haweenka iyo Amniga Doorashadda iyo guud ahaan dalka.


Puntlandes.com

About The Author