Akhriso Hantidhawrka Guud ee Dawlada Puntland oo xirey dhamaan Akoonada Wasaarada Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare Ee Dawlada Puntland

25 Aug 2021 (Puntlandes) Gudoomiyaha Hantidhawrka Guud ee Dawlada Puntland ayaa xirey dhamaan Akoonada Wasaarada Waxbarashadda iyo Tacliinta Sare Ee Dawlada Puntland.

Qoraalo kasoo baxay Gudoomiyaha Hantidhawrka Guud ee Dawlada Puntland ayaa shaqo joojin loogu sameeyey saraakiil ka tirsan Wasaarada Waxbarashada iyo Tacliinta Sare Ee Dawladda Puntland, Wasaarada Qorsheynta H/Dh iyo xiriirka caalamiga ah, halkaan ka akhriso


Puntlandes.com

About The Author