Akhriso Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland oo ka digey dib u dhac ku yimaada Dimuqraadiyaynta Puntland

29 Aug 2021 (Puntlandes) Ururada Bulshada Rayidka ah ee Puntland, (PUNSAA), ayaa Warsaxaafadeed ay soo saareen waxay uga digeen dib u dhac ku yimaada Dimuqraadiyaynta Puntland.

PUNSAA ayaa ku tiri Warsaxaafadeed ka “Waxaa ugu baaqaynaa dhamaan aqoonyahanka iyo waxgaradka Puntland in ay u istaagaan sidii doorashada golayaasha deegaanka ee Puntland ay u hirgali lahayd xiligii loo qorsheeyay.”


Puntlandes.com

About The Author