Sawirro: Madaxweyne Axmed Madoobe oo qaabilay Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee Soomaaliya

09 Okt 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Taliyaha Howlgalka Maraykanka ee Soomaaliya Kornayl Thomas Sarrouf iyo sarakiil kale.

Kulanka ayaa lagaga hadlay sidii loo dardar galin lahaa dagaalka ka dhanka ah kooxda A-Shabaab iyo tageerada howlgalka Maraykanka ee Soomaaliya.


Puntlandes.com

About The Author