Sawiroo: Madaxweyne Deni oo Madaxweyne Ku-xigeenka Koowaad ee Jubaland oo maanta Garowe yimi

27 Nov 2021 (Puntlandes)  Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Madaxweyne Ku-xigeenka Koowaad ee Jubaland Mudane Maxamuud Sayid Aadan oo maanta Garoowe yimi.

Kulanka waxaa ka qeybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, xubno ka mid ah Goleyaasha Dowladda Puntland iyo Wafdiga la socday Madaxweyne Ku-xigeenka Jubaland.


Puntlandes.com

About The Author