Golaha Midowga Musharaxiinta oo mar kale ku celiyay in aysan aqbali doonin doorashooyinka deegaanada qaar laga bilaabay.

27 Nov 2021 (Puntlandes) Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa sheegay in aysan aqbali doonin doorashoouinka deegaanada qaar ee lagu bolaabay boob qaawan oo la isu awood sheegtay, laguna tuntay habraacyadii doorashada, taasoo halis gelineysa xasiloonida dalka iyo jiritaanka dowladnimada.


Midowga Musharaxiinta ayaa maalmahan leh shirar dhexdooda, sidoo kale ay kulan la yeelanayaan Ra’iisul Wasaare Rooble iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada iyo Beesha Caalamka.

Puntlandes.com

About The Author