Guddiga Doorashooyinka Koofurgalbeed oo diiday in la hakiyo kursiga HOP103

27 Nov 2021 (Puntlandes)  Guddiga doorashooyinka Koofurgalbeed ayaa soo saaray qoraal ay ku shaacinayana doorashada afar kursi oo uu ku jiro kursiga HOP103 ee guddiga doorashada Heer Federal hakiyay, halkaan ka akhriso qoraalka ay ku hakiyeen Guudiga Doiorashada heer Federaal.

Kursigaan ayaa waxaa afartii sano ee la soo dhaafay ku fadhiyay guddoomiyihii hore ee Golaha Shacabka Maxamed Cismaan Jawaari, kaas oo dhawaan sheegay in loo diiday inuu u tartamo.

Tan ayaa bilow u ah khilaafka maamulka doorashada ee ka dhex bilaaban doonta Guddiyada doorashada heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed.

Puntlandes.com

About The Author