Sawirro-Muuqaal: Madaxweyne Deni oo lagu soo dhoweeyay Muqdisho

30 dec 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta lagu soo dhoweeyay Muqdisho.
Madaxweynaha ayaa ka qeybgalaya Shirka Wadatashiga Qaran ee Doorashooyinka Kaasi oo uu shaaciyey Ra’iisalwasaare Maxamed Xuseen Rooble.



Puntlandes.com

About The Author