Sawirro: Dawladda Puntland oo Tuutihii ka bedeshay Ciidanka PSF

30 dec 2021 (Puntlandes) Agaasimaha Ciidanka PSF Gen. Aamiin Xaaji Khayr oo shalay booqasho ku tagay Jiidaha hore ee Ciidanka PSF ee Buuralayda Gal-Gala ayaa ka bedelay Tuutihii hore oo ay ku hawlgali jireen ciidanka, kadib markii uu suuqa iyo gacan Malayshiyo beeleed galay.

Waxaana Ciidanku meel faraage ah ku gubeen Tuutihii hore ee gacanta ciidanka ka baxay, iyagoo xirtay Tuutaha cusub ee dawladda Puntland siisay kaas oo noqonaya mid iyaga u gooni ah.


Puntlandes.com

About The Author