Sawirro: Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyey Magaalada Muqdisho

30 dec 2021 (Puntlandes) Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta lagu soo dhaweeyey Magaalada Muqdisho, Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweeyay masuuliyiin katirsan Dowlada Federaalka ah iyo dadweyne kala duwan.

Madaxweynaha ayaa ka qeybgalaya shirka madasha wadatashiga arimaha doorashooyinka ee uu ku baaqay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen rooble


Puntlandes.com

About The Author