Sawirro: Golaha Wasiirrada DFS oo ansixiyay in laga laabto go’aan uu horay u gaaray Golahu 2017 ee ururka ONLF loogu aqoonsaday urur agagixiso

23 Jan 2022 (Puntlandes) Golaha Wasiirrada XFS oo maanta kulan yeeshay ayaa ansixiyay in laga laabto go’aan uu horay u gaaray Golaha Xukuumadda Sanadkii 2017, kaas oo ururka ONLF u aqoonsaday urur agagixiso, ka dib dhiibistii Cabdikariin Muuse Qalbi dhagax oo loo gacan geliyay Ethiopia.

Waxaa diiday in ONLF laga saaro Argagixisada waa wasiirka Maaliyadda Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, isagoo noqday wasiirka kaliya ee Farmaajo ku taageersan inay ONLF ahaato Argagixiso.

About The Author