Akriso wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland oo weerar afka ah oo xun ku qaaday gudoomiyaha Xisbiga Wadani

23 Jan 2022 (Puntlandes) War-Saxafadeedkan ay ka muuqato deelqaaf loo gaystay gudoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee Somaliland Xisi Xaaji Xasan ayaa wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland waxay soo dhigtay barteeda Facebook

” Xirsi waa tuug , Xirsi waa munaafaq , Xirsi waa gudoomiye Urur siyaasadeed…”

Halkaan ka daawo shirkii gudpoomiye Xirsi ee ay ka dagaalamayso wasaaradu

About The Author