Amxed Madoobe oo soo dhaweeyey goaankii golaha wasiirada DFS

23 Jan 2022 (Puntlandes) Qoraal kooban oo uu soo barta uu ku leeyahay Facebook madaxweynaha Jubaland Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) ayuu ku soo dhaweeyey goaankii ay galaha wasiiradda DFS una laabteen inuu yahay ururka ONLF argagixiso.

Qoraalka ayaa u qoranaa sidaan hoose:

Waxaan soo dhawaynayaa go’aanka wanaagsan ee ay maanta Xukuumada Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble ku saxday qaladkii taariikhiga ahaa ee ay hore DFS ugu aqoonsatay ururka ONLF inuu yahay urur argagixiso.

Sidoo kale, waxaan uga mahad celinayaa Golaha Wasiirada ee Federaalka garwaaqsiga ay garwaaqsadeen in falkii lagu dhiibay muwaadin Cabdikariim Sheikh Muuse(Qalbidhagax) ahaa fal qalad ah, ceebna ku ahaa qaranimada iyo sharafta umadda Soomaaliyeed.

About The Author