Sawirro: RW Roonle oo kulan lagu dhameeyey khilaafkii soo dhexgalay la qaatay Cabdi Xaashi iyo Mahdi Guled

26 Jan 2022 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la yeeshay Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi iyo Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka dalka Mahdi Guuleed.

Kulanka ayaa lagu dhammeeyay madmadowgii soo kala dhex galay, iyadoo la isku afgartay in ay si wada jir ah Ra’iisul Wasaaraha ugala shaqeeyaan dhammeystirka doorashada xildhibaannada Golaha Shacabka ee ka soo jeeda Somaliland.

About The Author