Doorashada berri ee Garowe iyo xubnaha la saadaalinayo

26 Jan 2022 (Puntlandes) Guddiga Maamulka Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa shaaciyey xubnaha buuxshay shuruudaha musharaxnimo ee doorashada Golaha shacabka Dowlada Federalka Somalia.

Guddiga Maamulka Doorashooyinka heer Dowlad Goboleed ee Puntland ayaa horay u Shaaciyey jadwalka Doorashada kuraastan hoos ku qoran.

Waxaa la saadaalinayaa inay soo bixi doonaan:

1-Maxamed Cabdiraxmaan Axmed Xayle

2-Xirsi Jaamac Gaani waa Wasiiru dowle katirsan Jubbaland

3-Fardowsa Cismaan Cigaal waa Wasiir Dowle katirsan Puntland

4-C/qafaar Cilmi Xaange waa Wasiirka Qorsheynta Puntland

About The Author