Madaxweynaha Somaliland oo magacaabay Guddiga diiwaan-gelinta Ururadda Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Qaranka

29 Jan 2022 (Puntlandes) Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegto Madaxweyne ku magacaabay Guddida Diwaan-gelinta Ururada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Somaliland.

Madaxweynaha uu u magacaabay Guddida Diwaan-gelinta Ururada Siyaasadda iyo Ansixinta Axsaabta Somaliland xubnahan kala ah:

1. Maxamuud Axmed Obsiiye Xubin.

2. Siciid Maxamed Cilmi Xubin.

3. Muxiyaddiin Yuusuf Ibraahim Xubin.

4. Aadan Geedi Qayaad Xubin.

5. Cabdalle Ibraahim Maxamed Xubin.

6. Mukhtaar Cabdi Jaamac Xubin.

7. Maxamed Xasan Cabdi Badde Xubin.

Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Somaliland

About The Author