Madaxtooyada Puntland oo ay iminka ka socoto Xaflad uu Gaas ku muujinayo Taageerada uu u hayo M wayne xasan

Garowe (Pes) Madaxtooyada Puntland ee Garowe ayaa waxaa caawo ka socda xaflad uu madaxweynaha Puntland Dr Gaas ku muujinayo taageerada uu u hayo madaxweyne Xasan iyo Kooxdiisa Dam Jadiid.

Guddiyadii kala matalayey Puntland iyo DFS oo wada hadalka loo xulay ayaa maanta shirka ku kala booday ka dib markii DFS ku adkaysatay in Gobolka Mudug ee Puntland la siinayo CabdiQaybdiid.

Laakiin taas waxaa dhagaha ka furaystay Gaas oo la dhacsan qorshaha Xasan Sheekh ee ah in Mudug cadaado la raacsho, waana taas sababta uu ugu heesayo Madaxtooyada Puntland Xasan Shekha doonaya in uu Gobol dhan ka dhaco Puntland.

Wixii war ah ee ku soo kordha kala soco Puntlandes.com

Puntlandes.com

About The Author