Faahfaahin ku saabsan qabsashadii ay All Shabaab xalay qabsatay Yalho

Wararka kasoo baxaya Magaalada Bossas ayaa sheegaya in Xalay ey qabsadeen saacado Kooxda Al Shabaab Tuulada Yalho oo 50Km u jirta Bossaso, Iyadoo ey halkaas ka sameeyeen Xasuuq Iyo Bur bur.

Ma Jiraan Cid u gurmatay Shacabka Yalho oo xalay la daalaa dhacayey Awooda Al Shabaab. Wararka soo Warbaahinta Puntlandes waxay sheegayaan in ay halkaas All Shabaab ku gubtay labo gaari oo Tekniko ay ayna dawlada Puntland.

Waxaa muuqata Fashilka Amaan-xumo ee Puntland oo uu horboodayo Madaxweynaha Puntland Safarka ka Ah Abdiwali Gaas, oo Puntland ku wada Haadaan Khatar Ah.

Waxaa isla Caawa Weerar kale lagu qaaday Guddaha Bossaso oo lagu dilay Dad Rayid Ah. Madaxweynaha Puntland oo ka bixi la’a Safaro Iyo Tamashleyn ayaa Shacabkii uu u dhaartay Dhiigoodii ku qabanayaa Laamiyada Puntland.

Wixii war ah oo ku soo kordha kala soco Puntlandes.com

Puntlandes.com

About The Author