Sawirro-Muuqaal: Buuhoodle oo soo dhaweyn usameysay Ciidamada dawladda Puntland kusoo tababartay Gaalkacyo

25 May 2022 (Puntlandes) Shacabka iyo maamulka gobolka Cayn iyo Magaalada Buuhoodle ayaa waxay u sameeyeen soo dhaweyn aad u heersaraysa Ciidamo ay dhawaan dawladda Puntland kusoo tababartay Dugsiga Tababarka ee Gen carays ee magaalada Gaalkacyo.

Wafdiga Ciidamada hogaaminayey ayaa waxaa ka mid aha Wasiiru dowlaha Xanaanada Xoolaha, Maxamed Wasiir k/xigeenka Hawlaha Guud iyo Guryeyta, Xildhibaano, Gudoomiyaha gobolka Cayn iyo madax kale.

About The Author