Sawirro: Lacagtii dowladda Imaaraadka Carabtu kala baxday Bangiga dhexe oo dib loogu celiyey

26 May 2022 (Puntlandes) Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa goobjoog ka ahaa munaasabad ay dowladda Imaaraadka Carabtu ugu wareejinaysay dowladda Federaalka Soomaaliya lacag gaaraysa 9.6 Milyan oo Doollar.

Lacagta ayaa ah lacagtii 2018kii ay dowladda Federaalka Soomaaliya ka qabatay dowladda Imaaraadka Carabta taaso ahayd 9.6 Milyan uuna dhawaan amray in la siiyo madaxweynaha cusub ee Soomaaliya mudane Xasan Sheekh.

Dowladda Imaaraadka Carabtu ayaa si aan dawli ahayn ugala baxday Bangiga dhexe taas oo Beesha Caalamku ay kalsooni daro u muujiyeen Bangiga waana.

La bixidda lacagtaan ayaa dad babadan oo Soomaaliyeed waxay la yaabeen deg dega ku jiray iyo sida looga saaray bangiga.

About The Author