Sawirro: Axmed Karaash oo xariga ka jaray xarunta Tababarka Beeralayda Puntland

30 May 2022 (Puntlandes)  Madaxweyne ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan (Axmed Karaash) ayaa xariga ka jaray xarunta Tababarka Beeralayda Puntland

Xaruntaan ayaawaxay muhiimad weyn u leedahay kobcinta beeralaydeena Puntland, waxayna ka caawinaysaa beeralayda Abuurida dalagyo kala duwan oo uu Calafka xooluhu ka mid yahay iyo Tababarka Xirfadleyda.

Axmed Karaash ayaa uga mahadceliyey Hay’adda Cuntada Aduunka (WFP) oo maal gelisay mashruucaan oo in mudo ah soo socday maantana si toos ah ugu wareejisay Wasaarada Beeraha Puntland.

About The Author