HAMBALYO AROOS MUDANE ABDIWAHID SH MOHAMUD IYO MARWADIISA NASRO MOHAMED YUSUF

49c

 

Dhamaan Ehelka hoosta ku xusan waxay hambalyo Aroos u dirayaan Mudane Cabdiwaaxid Sheekh Maxamuud iyo Marwadiisa Nasro Maxamed Yuusuf Dhuux oo Arooskoodu ka dhacay magaalda Birmingham ee dalka UK maanta oo taariikhdu tahay 9 kii maajo 2015 maalintuna tahay Sabti.

Waxaan leeyahay reerkii lagu nastee lagu nagaado wada jiree nabadgala allahayoow idinka yeel,

49

GACAL IYO XIGAALABA GUURKINA LAGU FARAX

48

Waxaa hambalyadan diraya dadweyne aad u fara badan oo ay kamid yihiin.

Aabe Khaliif Maxamed Mire

Hooyo Nadiifo Maxamed Yuusf Dhuux

Dr Cabaad-, Cosob., Juweeriyo iyo Jihaan Khaliif Maxamed Mire

Cabdulaahi Maxamed Yuusuf Dhuux

Iyo waliba dhamaan ilma Maxamed Yuusuf Dhuux oo ay ka mid yihiin

Khadiijo Maxamed Yuusf Dhuux

Ciise Maxamed Yuusf Dhuux

Yuusuf Maxamed Yuusf Dhuux

Cali Maxamed Yuusf Dhuux

Yaasiin Maxamed Yuusf Dhuux

Cismaan Maxamed Yuusf Dhuux

Saleebaan Maxamed Yuusf Dhuux

Waxaa kaloo Dhambaal hambalyo aroos diraya dhamaan reer Yuusuf Dhuux oo ay ka mid yihiin:

Faadumo Yuusuf Dhuux

Xasan Yuusuf Dhuux

Mahdi Yuusuf Dhuux

Dahabo Yusuf Dhuux

Cismaan Deeq Cabdi Yuusuf Dhuux

Cali Axmed Yuusuf Dhuux

 

Dhamaan Dadkan oo kala Joogo Daafaha Caalamka Waxay ilaahay uga baryayaan in uu idinka yeelo kuwii isku waara oo Ubad khayr qabana idin kala siiyo, Amiin, amiin.

47

.. Aamiin… Aaamin……. Aaamin

About The Author