Daawo Video: Dawlada SL oo soo dhawaysay muddo kordhinta loo sameeyey iyo Mucaaradka oo ka horyimid

Maanta ayaaa Golaha Guurtiga Somalalnd Xukuumada Siilaanyo u kordhiyeen waqtiga ay dalka xukumayso 1 sano iyo 10 bilood. Hadaba Warbaahinta Puntlandes ayaa idiin soo gudbinaysaa Videowyaal ku saabsan Dawlada Somaliland oo soo dhawaysay iyo Mucaaradka oo ku gacan sayray iyo waliba mudaharaadyo ka dhacay Somaliland.

Daawo Dawlada SL oo si farxad leh u soo dhawaysay

Daawo Xisbiga WADADAI oo ka soo horjeestay

Daawo Xisbiga UCID oo ka soo horjeestay

Daawo Mudaharaadkii Burco maanta gilgilay

Daawo Mudaharaadkii Ceerigaabo

Puntlandes.com

About The Author