Sawirro-Muuqaal: Dr Gaboose “Somaliland U Joojin Mayso Waxbana Kama Qaadi Karaan Hanjabaad, Foodhi & Siidhi”

30 June 2022 (Puntlandes) Gudoomiyaha Ururka Barwaaqo Dr Maxamed Cabdi Gaboose oo maanta khudbad ka jeediyey xafladda shaacinta Ururkiisa oo Hargaysa ka dhacday ayaa sheegay inaysan Somaliland u joojin doonin hanjabaad iyo Firinbi.

Dr Gaboose ayaa caddeeyey inuu tartami doono uuna u joojin doonin kuwa diidan inay shacabka doortaan cida madaxda u noqonayna.

About The Author