Sawirro-Muuqaal: Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland oo keenay qalabka diiwaangalinta codbixiyayaasha Doorashooyinka qof iyo cod

29 Aug 2022 (Puntlandes) Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ee TPEC ayaa maanta keenay qalabka diiwaangalinta codbixiyayaasha Doorashooyinka qof iyo codka ah ee degmooyinka Puntland.

Gudoomiyaha oo ay weheliyaan xubnaha sare ee Guddiga ayaa warbaahinta uga warbixiyay qalabka casriga ah ee diiwaangelinta, Guddoomiyuhu wuxuu si gaar ah isu dultaagay nooca qalabka, sugnaanshihiisa xogta, Tayadiisa iyo awoodiisa.

Guddiga ayaa udiyaar garoobaya diiwaangalinta codbixiyaasha doorashooyinka Puntland.

About The Author