Sawirro: Shariif Sheekh oo ku hakaday Garoonka Magaalad Bosaso

03 Sept  2022 (Puntlandes) Garoonka Magaalad Bosaso  ayaa waxaa ku hakaday oo si diiran loogu soo Madaxweynihii hore ee Dawlada Fadaraalka Soomaaliya Shariif Sheekh Ahmed.

Garoonka ayaa waxaa madaxweynaha ku soo dhaweeyey wasiiro ka tirsan xukuumadda Puntland iyo madax kale.

Madaxweynaha ayey uga tacsiyeynay Dhimashada Hoyadiis , oo ku geeriyootay Dalkada Emaraatka Carabta Magalada Dubai iyadoo lagu wado in lagu aaso saacada soo socda Magaalada Mogdisho insha Allaah.

About The Author