Sawirro: Shaqadii Shubidda Jambiga B ee Maraakiibtu kusoo xirtaan oo dhamaaday

04 Sept  2022 (Puntlandes) Shaqadii shubidda ee Jambiga B oo ay Maraakiibtu ku soo xirtaan ayaa dhamaaday. Waxaana si xawli ah ku socda diyaar garowgii ugu dambeeyey ee furitaanka Dekedda.

Labada Jambi ee A iyo B ee Dekadda Garacad ayaa waxay si rasmi u shaqo bilaabi doonaan hadii Alla idmo bisha October oo qorshuhu yahay inay dhacda xaflad ballaaran oo xariga looga jarayo Dekedda Garacd ee gobolka Mudug.

About The Author