Sawirro: Wasiirka Maaliyadda Dowladda Puntland oo gaaray Muqdisho

04 Sept  2022 (Puntlandes) Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Puntland Mudane Xasan Shire Cabdi iyo wafti uu hogaaminayo ayaa gaaray Muqdisho.

Wasiirka ayaa ka qayb galaya shir u dhexeeya Wasaaradda Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Wasaaradaha Maaliyadda Dowladaha xubnaha ka ah DFS, sida ay baahisay Warbaahinta Puntlandes, halkaan ka akhriso.

Waftiga Wasiirka Waxaa Ka mid ah Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda Maxamed Cabdi Cilmi iyo Agaasime Ku-Xigeenka Guud ee Dakhliga Abshir Maxamed Abshir iyo saraakiil kale oo Wasaaradda katirsan.

About The Author